Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarun cusub, kana warbixiyey howlaha ay qabaneyso (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta xariga ka jaray xafiiska adeegga ee degmada Yaaqshiid ayaa balan qaaday in shacabka ku nool Caasimadda loo dhaweyn doonno adeegyada uu bixiyo maamulka gobolku, si loogu fududeeyo howlaha ay uga baahan yihiin xarunta dhexe ee dawladda hoose. Duqa Muqdisho ayaa sheegay … Continue reading Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarun cusub, kana warbixiyey howlaha ay qabaneyso (Daawo Sawirro)